Sunday , Sep, 29, 2024 | War Dag Dag Ah, Wararka ka imaanya dalka Jabuuti ayaa shegaaya in madaxweeynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele uu mudooyinkii danbe ku xanuunsanayaya dalka jabuuti hadana loo qaaday dalka dibadiisa, warar qaar aya shegaaya xanuunkiisa inuu uu aad u daranyahay . Madaxweyna ismciil cumar geele ayaa talo wadankaas qabtay sanadkii 1999 isagoo marar badan galay doorashooyin kale duwan asagoo la tartaramayay xisbiga mucaaradka ee ka dhisan dalka Djibouti.
Warbixin kale
Waxii warar kale oo dheeraad ah oo arinkaas ka soo kordha waxaana idiin kula wadaagi doonaa warbixinadeena & wararkeen danbe