Dowladda Fedaraalka oo si adag uga jawaabtay dhaliilo la xariira iney ku fashilantay dagaalka Al-shabaab

Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa si adag uga jawaab celiyay dhaliilo loo jeediyay dowladda Fedaralka Soomaaliya. Cabdiraxmaan Alcadaala ayaa ka jawaabay dhaliilo Villa Soomaaliya ay u jeediyeen siyaasiyiin uu ka mid yahay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo marar badan ku dhaliilay dowladda Fedaraalka…

Read More

Xildhibaan Maxamed Abiib oo dacwad maamuus ka xayuubin ah laga gudbiyay

Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) – Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa Golaha Wakiilada usoo jeediysay in maamuuska laga xayuubiyo Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland. Waraaq uu ku saxeexanyahay garyaqaanka guud oo ay xeer ilaalintu ku codsanayso in maamuska lagaga xayuubiyo Xildhibaan Abiib, ayaa loo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Yaasiin Xaaji Xaaji Maxamuud…

Read More

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta xukuno dil iyo xabsi ah ku riday sadax Askari

Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) – Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday sadax askari oo ka kala tirsana ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya. Sadaxdaan askari oo laba ka mid ah ay ka tirsanayeen Hay’adda NISA ayaa ku eedeysnaa dil, dhac iyo afduub…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ciidamadeeda laga furtay hub sharci darro ah oo gacanta kusoo dhigeen

Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay maanta ka hadashay hub sharci darro oo gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed ah oo kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay, in hubkaas oo uu ahaa hub sharci darro ah oo…

Read More