Faahfaahino kasoo baxaya Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho

Hoobiyaal Lagu Garaacay Degmada Wadajir ee Muqdisho oo Khasaare Sababay Thursday, Sep, 5, 2024 | Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya hoobiyaal tiro ahaan gaaraya afar oo aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay xaafadda Ceel Qalow ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho. Weerarkan hoobiyaasha ayaa sababay burbur iyo dhaawac, iyadoo mid kamid ah hoobiyaashu uu ku…

Read More

Madaale Ayaa Wareejiyay Raashin Iyo Buskut Loogu Talagalay Ciidamada Si Loo Taageero Hawlgallada Ay Ku Jiraan

Wednesday, August, 21, 2024 | Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa raashin ka yimid Maamulada Degmooyinka Kaxda iyo Boondheere ku wareejiyay haweenka hogaaminaya ololaha “Hooyo u Hiili Qaranka” oo loogu talagalay in lagu taageero Ciidanka Qaranka Soomaaliya. Duqa Muqdisho ayaa xusay in deeqdan ay qayb ka tahay qorshaha Maamulada…

Read More

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan wafdiga Mareykanka

Monday, August, 19, 2024 | Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Richard H. Riley, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan safaaradda Mareykanka. Kulankan ayaa lagu gorfaynayey arrimo dhowr ah oo ku saabsan…

Read More

Waxaa jira dood xooggan oo ka taagan Puntland oo ku saabsan saameynta uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo qoyskiisa, gaar ahaan gabadhiisa, ku leeyihiin siyaasadda gobolka.

Sunday, August, 18, 2024 | Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku tilmaantay riyo inay dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka qabato doorasho qof iyo cod ah sannadka 2026. Puntland waxay ku adkaysatay in dalka Soomaaliya aanay gacanta ugu jirin dowladda madaxweyne Xasan Sheekh, taas oo suurtagal ka dhigi karta doorashooyin xor iyo xalaal ah oo lagu…

Read More

Safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster, ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Sunday, August, 18, 2024 | Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si kulul u cambaareeyay hadal uu bartiisa X (horey loo oran jiray Twitter) kusoo daabacay Safiirka UK ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis, kaasoo uu ku tilmaamay Soomaaliya iyo Somaliland labo waddan oo kala gaar ah. Wasiirka ayaa ku tilmaamay hadalka Safiirka UK…

Read More

Qaraamada midoobay ayaa u kordhiyay ATMS waqti dheeraad ah ilaa dhamaadka sanadkaan

Friday,  August,16, 2024 | Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay muddada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December 2024. Go’aankan ayaa lagu gaaray codbixinta qaraarka tirsigiisu yahay 2748, kaas oo si weyn loo taageeray. Qaraarka ayaa ogolaaday in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan soo daabulidda 12,626 askari ilaa…

Read More

Wasiirka Waxbarashada DFS oo Xildhibaannada Puntland Ka Dalbaday Xal Shaqo oo Wadajir ah tasso u dhaxayso DFS & puntland

Wednesday, July, 31, 2024 | Wasiirka wax barashada dowlada fadaraalka soomaaliya Faarax sheekh Cabduqaadir ayaa xildhibaanada ka soo jeedaa maamul goboleedka puntland ayaa ka codsaday inaan keenaan xal ay ku heli karaan qoondada dhanka waxbaashada ay u qoondeeysay doowlada fadaraalka soomaaliya. Wasiirka waxaa uu arintaan kaga hadlay kulan ay yeesheen kulan uu la yeeshay Guddiga Horumarinta…

Read More

Dowladda Fedaraalka oo si adag uga jawaabtay dhaliilo la xariira iney ku fashilantay dagaalka Al-shabaab

Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa si adag uga jawaab celiyay dhaliilo loo jeediyay dowladda Fedaralka Soomaaliya. Cabdiraxmaan Alcadaala ayaa ka jawaabay dhaliilo Villa Soomaaliya ay u jeediyeen siyaasiyiin uu ka mid yahay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo marar badan ku dhaliilay dowladda Fedaraalka…

Read More