Caawa, dayuuradaha Israel ayaa weerar duqeyn ah ka fuliyey gudaha Lubnaan

Tuesday, August, 20, 2024 | Fiidnimadii caawa, dayuuradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerar duqeyn ah ka geystay dooxada Bekaa ee bariga dalka Lubnaan, iyagoo beegsaday bakhaar hubka lagu keydiyo oo ay leedahay kooxda Xisbullah. Duqeyntan ayaa ah mid ka mid ah taxane weerarro ah oo muddooyinkii dambe ay Israa’iil ku qaaday saldhigyada ay kooxdan hubaysan…

Read More

Uganda ayaa dhawaan dalab weyn u dirtay Mareykanka, iyagoo weydiisanaya $100 bilyan oo magdhow

Saturday, August, 17, 2024 | Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa Mareykanka ka codsaday magdhow dhan $100 bilyan oo la xiriira khasaaraha ciidamada Uganda ay ka soo gaareen hawlgalka Soomaaliya. Codsigan wuxuu salka ku hayaa doorka ay Uganda ka ciyaartay hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo…

Read More

Qaraamada midoobay ayaa u kordhiyay ATMS waqti dheeraad ah ilaa dhamaadka sanadkaan

Friday,  August,16, 2024 | Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay muddada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December 2024. Go’aankan ayaa lagu gaaray codbixinta qaraarka tirsigiisu yahay 2748, kaas oo si weyn loo taageeray. Qaraarka ayaa ogolaaday in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan soo daabulidda 12,626 askari ilaa…

Read More