Ciidama ATMIS oo dad shacab ah ku Goowracay Deegaanka Buula Mareer Ee Soomaaliya.
Wednesday, July, 17, 2024 | WArarkaka ka imaanaaya Gobolka shabeelada Hoose ee soomaaliya ayaa sheegaya In ciidama Midoowga Afrika ee marka la soo gaabiya loo yaqaana ATMIS, Gaar ahaan kuwa ka socda dalka Ugaandha ayaa dad shacab ah ku dileen Buula mareer oo ka tirsan shabeelada Hoose. Ciidamada ATMIS aa la sheegay inay beer ku…