Orad yahan u dhashay soomaaliya oo Goor dhaweed ku haray wareegii koobaad

Wednesday, August, 07, 2024 | Wararka laga helaayo dalka Faransiiska, gaar ahaan caasimadiisa Paris, ayaa sheegaya in orodyahanka Soomaaliyeed ee Cali Iidow Xasan uu dhawaan ku haray wareega koowaad ee tartanka orodka 800 mitir ee ciyaaraha olombikada caalamka. Cali Iidow Xasan ayaa galay kaalinta 8-aad, sida uu ku shaaciyey bartiisa Facebook Agaasimaha Astan Sports, Maxamed…

Read More