Madaale Ayaa Wareejiyay Raashin Iyo Buskut Loogu Talagalay Ciidamada Si Loo Taageero Hawlgallada Ay Ku Jiraan

Wednesday, August, 21, 2024 | Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa raashin ka yimid Maamulada Degmooyinka Kaxda iyo Boondheere ku wareejiyay haweenka hogaaminaya ololaha “Hooyo u Hiili Qaranka” oo loogu talagalay in lagu taageero Ciidanka Qaranka Soomaaliya. Duqa Muqdisho ayaa xusay in deeqdan ay qayb ka tahay qorshaha Maamulada…

Read More

Caawa, dayuuradaha Israel ayaa weerar duqeyn ah ka fuliyey gudaha Lubnaan

Tuesday, August, 20, 2024 | Fiidnimadii caawa, dayuuradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerar duqeyn ah ka geystay dooxada Bekaa ee bariga dalka Lubnaan, iyagoo beegsaday bakhaar hubka lagu keydiyo oo ay leedahay kooxda Xisbullah. Duqeyntan ayaa ah mid ka mid ah taxane weerarro ah oo muddooyinkii dambe ay Israa’iil ku qaaday saldhigyada ay kooxdan hubaysan…

Read More

Colon and Rectal Cancer: What to Know?

Kaansarka Mindhicirka iyo Malawadka: Maxaa Laga Ogyahay? Kaansarka Mindhicirka iyo Malawadka: Cudur Halis ah oo Loo Baahan Yahay In La Ogaado Hordhac Kaansarka mindhicirka iyo malawadka waa mid ka mid ah cudurrada ugu halista badan ee soo food saara aadanaha. Cudurkan wuxuu bilaabmaa marka unugyada jidhku ay bilaabaan inay u tarmaan si aan xad lahayn,…

Read More